Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Si Adag Ugu Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Kuna Hanjabay In Talaabo Laga Qaadi Doono. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Si Adag Ugu Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Kuna Hanjabay In Talaabo Laga Qaadi Doono.
January 29, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka Golayaasha Somaliland cabdinaasir Buuni ayaa si adag uga jawaabay hadalkii maalintii shalay kazoo yeedhay gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan

Sidoo kale wasiir buuni ayaa sheegay in gudoomiye xirsi ku gafay shacabka Somaliland iyo haayada sirdoonka qaranka.

COMMENTS
LINKS