|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xilkii, Muxuuse Ku Micneeyay Xilka Tagidiisa!
January 7, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii wasaarada gaashaandhiga somaloiland cabdiqani maxamuud caateeye ayaa caawa shaaciyay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee xukuumada madaxwayne biixi Ex wasiir caateeye ayaa sheegay in uu xilka iskaga casilay sobobo la xidhiidha heshiiska madaxwaynaha Somaliland la sexeexday dawlada itoobiya kaasi oo uu sheegay in uu kazoo horjeedo in la siiyo bada Somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;Ururka Dhalinyarada Ee Jiidali Oo Qado Sharaf U Sameeyay Haldoor Somaliland Iyo Siyaasiyiin Mi... Waa Kuma Ninka Ka Soo Jeeday Magaalada Berbera Ee Mar Noqday Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada ... Garaad Jaamac oo maamulka Puntland iyo musharaxiinta u taagan ugu hanjabay dagaal Somalilandna.. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|