Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
January 29, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada gaashaandhiga Somaliland dr Rooble Cabdi muuse ayaa maanta sirasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada oo uu kusii sime ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradu

Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybagalay masuuliyiin xukuumada katirsan saraakiisha ciidamada iyo qaybaha bulshada reer somaliland

COMMENTS
LINKS