|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Iska Fogeeyay In Uu Hawada Somaliland Ku Wareejiyay Somaliya, Sheegayna In Xukuumada Biixi Wareejisay!
January 20, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha maalmihii udanbeeyay loogu jeedinayay in wakhtigii uu ahaa wasiirka duulista iyo hawada ee xukuumada axmed siilaanyo hawada Somaliland uu ku wareejiyay maamulka somaliya Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa sheegay in hawada Somaliland ay wareejisay xukuumada madaxwayne biixi xiligii uu mareeyaha haayada duulista uu ahaa ina rodol. Related posts:DAAWO ; Oday Xasan Aadan Samatar Oo Si farshaxanimo Leh u Sharaxay Asalka Xisbiga kulmiye Iyo Duluc... Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamada Jsl Ee Gaadhay Deegaanka Boocame, Jawaabna Ka Bixisay ... Askari Katirsan Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Waramay Cadaalad Daro Ay Kula Kaceen Madaxda Ka Saraysaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|