|
|||||
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Saylac Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya
January 7, 2024 - Written by Editor:SAYLAC(W,N)-shacabka Gobolka salel ah ah oo ay hoggaaminayaan Maamulka Gobolka salel iyo ka Degmada saylac, madax Dhaqmeed, Cuqaal waxgaradka kala Duwan, taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee Gobolka salel iyo Qaybaha Bulshada Gobolka oo ku lebbisan Astaan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si mug iyo miisaan le u muujiyay Taageeradooda Heshiiskii is Af-Garad ee Madaxwaynaha JSL H. E muuse Biixi Cabdi iyo Raysalwasaaraha Dawlada Federaalka Ethiopia ee magaalada Adisababa ka Dhacay Horaanti Bishan January 2024.
Related posts:Midkamid Ah Xildhibaanadii Ugu Dada Waynaa Golaha Guurtida Oo Iscasilay Iyo Gudoomiye Saleeban Oo Sh... Gudoomiye Cirro Oo Iska Difaacay in Xeerka Diwaangalinta Uu Qodobo ku kordhiyay kana hadlay xadhiga ... Xildhibaano Booqday Barakacayaasha Xaafada Istanbuul Ee Magaalada Hargaysa Oo Xaalad Gurmad Ubaahan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|