|
|||||
WAJAALE NEWS
“Jaran Jarada Udhaxaysa Xukuumada Iyo Guurtidu Waa Wakiilada, Markaa Madaxwaynuhu Waxay Ahayd, In Uu Golaha Wakiilada Ku Celiyo” Axmedyaasiiin sh,
January 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ka hadlay khilaafka udhexeeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida Somaliland iyo xeerkii uu madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha Guurtida Sidoo kale Axmed yaasiin sheikh cai ayaanle ayaa sheegay inaanay sharciyan sax ahayn in madaxwaynuhu golaha guurtida kusoo celiyay xeer ay usoo gudbiyeen golaha wakiiladu balse uu kusoo celin karo golaha wakiilada, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dhagayso Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha, Aduun Laca... Masuuliyiintii u Sareysay Xisbiga KULMIYE Ee Woqooyiga Ameerika oo Xilalkii Iska Casilay, Iyo sabab... Gudida Cadaalada oo Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka Qaarkood La Isku Shaandheeyay, Halka Qaar Kale... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|