|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Cadaalada oo Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka Qaarkood La Isku Shaandheeyay, Halka Qaar Kalena La Eryay
June 4, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Fadhi ay shalay yeesheen guddida cadaaladda Somaliland waxa si buuxda shaqdii ay ugaga eryeen 23 garsoore oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka. Sidoo kale, Waxa lagu soo waramayaa in isku shaandhayn ay ku sameeyeen qaar ka mid ah garsoorayaasha iyo guddoomiyayaasha maxkamadaha, kadib markii guddida cadaaladdu ku soo samaysay qiimayn. Isbedelka garsoorayaasha maxkamadaha ayaa soo noq noqotay, hase yeeshee waxa isa soo taraysa kalsoonida ay dadweynuhu ku qabaan cadaaladooda. Guddida cadaaladda ayaa lagu dhaliilaa in aanay waxba ka qaban in ay ku shaqeeyssn xeer hoosaadka anshaxa iyo anshax marinta, si loo yareeyo cabashada ka taagan garsoorka. Kiisaskaas ay xukuumaddu diiday fulintooda illaa hada xal kamay gaadhin xukuumadda iyo garsoorkuba Related posts:Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashaariic Ay Xukuumadii Hore Ka Hirgalisay Galbeedka La... “Cirro Waxaan Leyahay Sheekh Aadan-Siiro Hadaad La Jeceshahay Kursi Siyaasaded, Musharaxa Kowaad Ee ... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xaaji Xaamud Jibriil Faarax Oo Ku Geeriyooday Magaalada Boo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|