Hogaan Cusub Oo Loo Doortay Gudida Hoodaale Ee Beesha Sacad Muuse Iyo Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaan Cusub Oo Loo Doortay Gudida Hoodaale Ee Beesha Sacad Muuse Iyo Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen!
January 28, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay Gogaanka gudida cusub ee hoodaale ee beesha sacad muuse,

Xaflada shaacinta gudida Hoodaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka beesha sacad muuse iyo xubnaha ururka Hoodaale ayaa dhanka kale lagu taageeray qarannimada Somaliland iyo heshiiskii Madaxwaynaha Somaliland lasoo galay dalka Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS