|
|||||
WAJAALE NEWS
Gorsoorka Somaliland Oo Xukun Ku Riday Saraal Katirsanaa Sirdoonka Somaliya Oo Dhawaan Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
January 9, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haayada Garsoorka Somaliland ayaa Xukun Sanad Iyo Badh Ah ku Riday cabdiraxmaan jaamac kulmiye oo xilka wasiirul dawle kazoo qabtay maamul goboleedka Punthland kaasi oo hada katirsanaa haayada sirdoonka somaliya ee Nisa kaasi dhawaan lagu qabtay magaalada hargaysa Haayada sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in cabdiraxmaan jaamac Kulmiye oo katirsan haayada nisa Somaliya uu Somaliland uyimid fulinta falal lidku ah amaanka Somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Hooyada Dhashay Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Ka Hadashay Xadhiga Inanteeda Iyo Fariinta Ay Udirtay X... DAAWO;-Suldaan Mawliid Sabayso Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Golaha Guurtida, Baaq Nabadeedna Udiray B... DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Ka Jawaabay Sababta Xil Ugu Dhiibi Wayeen Xukuumadaha Soo Maray Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|