|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xukuumada Maanta Waxba Kaga Baydhi Maayo, Halkay Dalka Dhigtay, Nin Rag Ahina Waa Ogyahay, Nacasna Loo Sheegi Maayo” Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.
December 17, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan Ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku marayo, dagaalka beelaha walaalaha ah ee dib uga soo cusboonaaday deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag. Sidoo kale suldaan xasan suldaan cabdilaahi ayaa ka hadlay halka ay dalkii somailand dhigtay hogaaminta madaxwayne biixi iyo sida loogama maarmaanka ay utahay shir lagaga arinsanayo xaalada dalku marayo ay muhiimka utahay Dhanka kale suldaan xasan ayaa soo dhaweeyay baaq uu usoo jeediyay xildhibaan guruuje oo ahaa sidii nabad waarta looga gaadhi colaada soo noq noqotay beelaha wada dega ceel awayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye,M... DAAWO;Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka Sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku Qabsatay Kenya Iyo ... Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Maanta Ka furmay Magaalada Boorama Iyo Hadaladii Laga Jeedi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|