|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Biyaha Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maamulka Cusub Ee Wakaalada Biyaha Wajaale Iyo Maamulkii Hore!
December 11, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada harumarinta biyaha Somaliland maxamuud jaamac warfaa oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada wajaale ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan badhasaab kuxigeenka gobolka iyo maamulka degmada wajaale ayaa maamul cusub umagaacabay wakaalada biyaha e magaalada wajaale kuwaasi oo ay sirasmi ah maanta xilkii ugu kala wareejiyeen maamulkii hore ee wajaale biyaha wajaale Sidoo kale masuuliyiintan ayaa xaliyay dhibaato ka taagnayd wakaalada biyaha wajaale iyagoo mushaharkiina siiyay shaqaale ka hawlgalayay wakaalada oo aan mudo helin wax mushahar ah. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Wahaabiyaddu Inay Ahayd Mashruuc Reer Galbeed Oo Maraykanka Iyo Ingiriisku, Wateen Wax Muran Ku Jir... Xisbiyada Mucaaridka Ee Wadani Iyo Ucid Oo Go,aamiyay Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Degmada Burco ... Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Sheekh Iyo Magaalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|