War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Dalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Dalka Jabuuti.
December 29, 2023 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Wada Hadalo dalka jabuuti maalintii shalay uga furmay madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya islamarkaana uu gadh wadeen ka ahaa madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa lasoo Gabo gabeeyay caawa fiidkii caasimada Jabuuti  kaasi oo laga soo saaray warmurtiyeed 8qodob ka kooban.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS