|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Markale Ka Hadlay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Beeshiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya!
December 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamuud Guuleed oo kamid ah madhaxqameedka Beesha habar Jeclo ayaa cadeeyay in qodobadii kazoo baxay shirkoodii burco “Talo Wadaag” in aanay ku qaadanin dagaal islamarkaana ay jiraan dad dano siyaasadeed leh oo duwaya go,aamadii beeshiisa habarjeclo Sidoo kale suldaan maxamuud guuleed ayaa sheegay in dagaalka bari ay wadaan xubnihii Somaliland ka riday dagaaladii 1994 oo imikana doonayo in dagaal galiyaan beeshiisa Dhankale Suldaan Maxamuud Guuleed ayaa baaq diray beelaha dhulbahante iyo beeshiisaba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts: Laanta Socdaalka Somaliland Iyo Wasaarada Maaliyada Oo Khilaaf Xoogani Ku Soo Kala Dhex Gala... Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Ciidankii Booliska Ahaa Ee Lagu Laayey Go... halkan ka daawo magaalada hargeisa oo si wayn looga xusay habeenkii dheelminta nabi muxamed (N.N.K.H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|