Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beesha Ciise. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beesha Ciise.
December 1, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) ayaa ka hadlay shirkii beesha ciise ee lagu soo gabo gabeeyay deegaanka jidhi ee gobolka salel.

Sidoo kale sheekhul axmar ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo ku dheeraada taariikhda beesha ciise iyo doorka ay ku leedahay dhismaha dawladnimada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS