|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Bare Construction Oo Kulan La Qaatay Dalada Ay Ku Midoobeen Dilaaliinta Caasimada Hargaysa
December 27, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta shirkada dhismaha ee Bare Constraction ayaa munaasibad hadhi sharafeed ah ku maamuusay hogaanka dalada ay ku midoobeen dilaaliinta caasimada hargaysa,
Munaasibadan ayaa waxa kazoo qaybagalay xoghayaha dawlada hoose ee hargaysa iyo mudanayaal katirsan golaha deegaanka Gudoomiyaha shirkada Bare Constraction ayaa ugu horay ka hadlay ujeedada munaasibada hadhimo shararfeedkan ay usameeyeen dalada dilaaliinta, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Naxay Shan Gabdhood Oo Agoomaha Hargeysa Ka Tirsan Oo Fagaare Ku Soo Bandhi... “Maxamed Cali Bile Waxqabadka Uu Inoo Sheegay Wax Baa Ka Jira, Laakiin Dhamaantood Waa Intii Lagu Qa... Taageerayaal Ka Soo Jeeda Gobolka Hawd Iyo Degmadda Axmed Dhagax Oo Si Rasmiya Ugu Biiray Xisbiga Mu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|