|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Waasaarada Waxbashada Jsl Oo Ka Jawaabay Cabashadii Ardayda Araga Naafada Ka Ah!
December 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay cabasho ka soo yeedhay ardayga Dugsiga araga naafada ka ah ee magaalada hargaysa oo dhawan banana bax ay dhigeen ku sheegay in agaasimaha waxbarashada iyo wasiir kuxigeenka wasaarada ka jareen shidaalkii lagu shubi jiray baska qaada. Sidoo kale Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada ayaa cadeeyay in aanay jirin shidaal laga jaray islamarkaana ay ardadydan soo abaabuleen dad ay ku raad joogaan oo dano siyaasadeed uga faa,iidaysanayay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Ka War Bixiyay Ahmiyada Uu Leeyahay Heshiiska Xukuumada Soma... Musharaxa Madaxweynaha Ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Fanaanada Weyn Sahra Halgan Oo Lagu So... Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Maraykanka Iyo Ar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|