Madaxda Somaliya Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuumad khadiija Maxamed Diiriye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxda Somaliya Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuumad khadiija Maxamed Diiriye.
December 21, 2023 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha Somaliya, raysalwasaaraha qaarkamid ah madaxdii hore ee somaliya ayaa ka qaybgalay aasqaran oo magaalada muqdisho loogu sameeyay wasiiradii wasaarada haaweenka ahayd xildhibaan katirsan golaha baarlamaanka marxuumad Khadiija maxamed diiriye oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka jabuuti saakana maydkeega la keenay magaalada muqdisho oo lagu aasay.

COMMENTS
LINKS