|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaarka Caasimada Hargaysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caruur Reer Somaliland Ah Oo Tartan Caalamiya Guulo Kasoo Hoyay!
December 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland oo y weheliyaan masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa maanta madaarka casimada hargaysa kusoo dhaweeyay caruur reer Somaliland ah oo tartan caalamiya kaga qaybgalay dalka maleesiya iyagoo calanka jsl sita kaasi oo ay guulo taariikhiya kazoo hoyeen. Caruurtan yar yar yar oo dhiga mid kamid dugsiyada gaarka loo leeyahay ee magaalada hargaysa ayaa guushan ay gaadheen waxaa iyaguna ka hadlay maamulka iskuulka iyo waalidiintooda.
Related posts:Daawo:Ciidanka Amniga Magaalada Saylac Oo Gacanta Ku Dhigay Raashin MCH Laga Xaday Oo Si Qarsoodi ah... Halkan ka Daawo: Warkii Caawa ee Bulsho Tv ( 07 07 2013 Axad) waxana Caawa idinla socodsiinaya Sac... Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Ciidanku Caawa Ku Dileen Magaalada Muqd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|