|
|||||
WAJAALE NEWS
Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Maayarka Caasimada Iyo Kuxigeenkiisa Iyo Nuxurka Qoraalo Ay Iskugu Jawaabayaan!
December 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikarim axmed mooge iyo maayar kuxigeenka caasimada khadar ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kaasi oo sobobay in ay iskugu jawaabeen qoraal Sidoo kale khilaafka maayar mooge iyo kuxigeenkiisa oo dibada usoo baxay ayaa salka ku haya dhinaca maamulka iyo talaabooyin uu sii hirgaliyay maayar kuxigeenku mudadii uu maayar mooge safar dalka dibadiisa ku maqnaa HALKAN KA AKHRI QORAAL AY ISKU JAWAABAYAAN MAAYARKA IYO KUXIGEENKIISU;
Related posts:Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Ay Dayacday Ilaalinta Bada Berbera Oo Maalin-walba Dad L... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xiliga ay Isku Imanayaan Khaatumo Iyo Xukuumada Somaliland Iy... Daawo:Dadweynaha Reer Gabiley Oo Ka Biyo Diiday In Aflagaado Laga Daba Geeyo Wasiiradii Is Casiley COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|