|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talaabada Ay Qaadayaan Hadii Doorashadu Dib Udhacdo
December 24, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudooomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ay ku sugan tahay Somaliland jabkii ciidanka qaranku kaga soo baxeen goojecade ee ilaa hada aanay xukuumadu ka hadal Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si dag uga hadlay carqalado ku xeeran xeerkii isasaarka doorashooyinka ee lagu heshiiyay ansixiyeena golaha wakiilada oo hada horyaala guurtida iyo talaabada uqorshaynsan hadii madaxwayne biixi isku dayo in uu dib udhac ku yimaado. Related posts:Wararkii U Danbeeyay Jasiiradda Sicily, Oo Ku Dhawaaqday Xaalad Gurmad Ah Oo Deg-deg Ah Oo Loo Samay... “Wasiir Cabdillaahi Abokor Weli Waxaad Madoo In Uu Xasuusan Yahay Xadhigii Iyo Xabadii…”Xisbiga Wadd... DAAWO;-Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Bandhigay Qaarkamid Ah Dhalinyaradii Eretariya Tababarka Lo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|