|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo ka hadlay Arimaha Kasoo Cusboonaaday Gobolka Selel Iyo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka.
December 10, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo qabsoomida doorashooyinka Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay xaaladaha kazoo cusboonaaday gobolka selel ee salka ku haya muranka dhuleed ee udhexeeya beelaha wada dega isagoo dhanka kale jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay maayarka magaalada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Socdaalkii Uu Madaxweynaha Jsl Ku Tagay Dalka Djibouti! Iyo Kulankii... Dhalinyaro Reer Somaliland Oo Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa. Burco: Mid ka mid ah Aasasayashii Kulmiye Oo Silanyo Ugu Baaqay inuu Hogaanka Xisbiga faraha kala ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|