|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Ka Hadashay Wada hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti + fariinta Ay Udirtay Madaxwayne Geele Iyo Xasan Sh.
December 30, 2023 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali faarax shamis qarda jeex oo kamid ah fanaaniintii ka qayb qaatay halgankii xorinamada jabuuti iyo kii dib uxorayta Somaliland ayaa bogaadisay heshiishkii dalka jabuuti ku dhexmaray madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya Sidoo kale falgamaa faneed shamis qarda jeex ayaa fariin culus oo la xidhiidha aqoonsiga Somaliland udirtay madaxwayne ismaaciil cumar geele iyo madaxwayne xasan sheikh maxaxmuud. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Qaarkamid Ah Wadayaasha Gaadiidka Yar Yar Oo Ka Waramay Dhibaatooyin Iyo Halis Ay Kala Kulmaa... DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale. Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxwayne Biixi Ee Itoobiya Iyo Hadaladii Xanafta Laha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|