Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Gaadhsiiyay Dharka Dhaxanta Laga Xidho Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Gaadhsiiyay Dharka Dhaxanta Laga Xidho Ah.
December 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Jaaliyada haweenka somaliland ee ku dhaqan dalka sucuudiga ayaa deeq dharka dhaxanta laga xidho ah soo gaadhsiiyay ciidamada qaranka somaliland ee heeganka ugu jira difaaca dalka, taasi oo maanta lagu wareejiyay taliska guud ee ciidanka qaranka ee magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS