Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Xilkii La Wareegay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Xilkii La Wareegay!
December 6, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha cusub ee dhawaan adaxayne biixi umagacaabay wasaarada arimaha dibada axmed abokor ayaa maanta xilkii kala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada

Munaasibada xil wareejinta labadan masuul ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan.

COMMENTS
LINKS