|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Gacan Oo Ka Digay Qorshe Uu sheegay In Gudoomiyaha Golaha Guurtidu La Damacsan Yahay Xeerkii Isasaarka Doorashooyinka
November 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Gacan oo kamid ah Mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka kazoo cusboonaaday Gobolka Sool iyo sida uu usameeyay ka beel ahaan Sidoo kale Xildhibaan axmed Gacan ayaa gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaa Gaal ku eedeeyay in uu doonayo in uu markale roobka udhigo xeerkii isasaarka doorashooyinka ee ay soo ansixiyeen golaha wakiilada islamarkaana uu gacan danbe dhigay ajandihii golaha ee saaka xildhibaanadu ansixiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Arrimaha Gudaha. Maraakiib Shisheeye Oo Xaaluf Ku Haya Bada Saylac Iyo Ugxaantii Kaluunka Oo Baco Lagu Mooriyay Oo D... Dawlada Ingiriiska Oo Balan Qaaday Inay Soo Dirayso 60 Goob Jooge Oo Culus Oo Kormeera Doorashada Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|