Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Oo Xilkii La Wareegay
November 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub eewasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada

Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan madaxda shirkadaha isgaadhsiinta ,madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

COMMENTS
LINKS