|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Siciid Ducaale Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka ka Socda Deegaanka Buqdharkayn Iyo Fariinta Uu Udiray Beeshiisa!
November 10, 2023 - Written by Editor:CEEL-AFWAYN(W,N)-Suldaan Siciid Ducaale oo kamid ah madaxdhaqameedka beesha Habar Jeclo oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaada ceel afwayn ayaa ka hadlay dagaalka maalintii sedexaad ka socda deegaanka buqdharkayn ee gobolka kaasi oo kooxaha huwanti ah weerar kusoo qaadeen bulsahda beesha habar jeclo. Sudlaan siciid ayaa sheegay in ay ka beel ahaan dagaal diyaar garoobayaan islamarkaana beesha dhulmahante la qaateen dagaalkaa ay bilaabeen isagoo fariin udiray guud ahaan beesha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Wadada Magaalada Arabsiyo Oo Lagu Kordhinayo 60m Laami Ah Iyo Shirkada Telesom Oo Qayb Xalaa... Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha Kenya Oo Ku Kulmay Magaalo Xuduudeedka Mooyaale Iyo Arima... GANACSATADA DANYARTA AH EE SUUQA JAMAC GUNTI OO KU BAAQAY MUDAHARAAD KA DHAN AH DAWLADA HOOSE IYO AB... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|