Maalintii Sedexaad Oo Baadi Goob Loogu Jiro Maydadka Dhalinyaro Ay Liqday Bada Berbera Iyo Fariinta Eheladooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maalintii Sedexaad Oo Baadi Goob Loogu Jiro Maydadka Dhalinyaro Ay Liqday Bada Berbera Iyo Fariinta Eheladooda!
November 18, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maalintii sedexaad ayaa la baadi goobayaa maydadka laba dhalinyaro ah oo ay liqday badda berbera kuwaasi oo ilaa hada aan lahaynin raq iyo ruux

Ehelada dhalinyaradan ay liqday badda berbera oo ku dul sugan bada berbera ayaa codsaday in gurmad dheeraada loo fidiyo islamarkaana ay usoo gurmadaan cidkasta oo bada wax ka taqaan.

 

COMMENTS
LINKS