|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Lays Iskugu Keenay Beelihii Dirirtu ku dhexmartay Ceel Afwayn Iyo Awaamiirka Ay Bixiyeen Saraakiisha Ciidamada Jsl.
November 13, 2023 - Written by Editor:CEEL AFWAYN(W,N)-Kulankii labaad ayaa maanta layskugu keenay beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo ay goob ka ahaayeen maamulka gobolka sanaag iyo taliyayaasha ciidamada somaliland ee ku sugan deegaankani Sidoo kale saraakiisha ciidamada ayaa beelahani ku amray in ay kusoo wareejiyaan ciidan beeleedyada ay urur sadeen si looga hor tago dirir markale dhexmarta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; MUJ Cali Xaraaro Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Muranka Kulmiye+Khiyaamo M.Siilanyo ku Sameeyay M.Bi... Sirdoonada Somaliland iyo Itoobiya oo xuduudka u dhaxeeya ku qabtay Askar ka tirsan Jabhada ONLF DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Madashii Xuska 18may Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|