|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhakhaatiir Ka Socota Dalka Talyaaniga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
November 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka cisbitaalka caruurta ee maxamed aadan sheekh ayaa maanta madaarka cigaal ee magaalada hargaysa kusoo dhaweeyay dhakhaatiir ka socota dalka talyaaniga kuwaasi oo hore adeegyo caafimaad uga fuliyay dhakhtarka maxamed aadan sheekh iyadoo dalka talyaaniga uqaaday caruur halkan waxba lagaga qaban kari waayay Sidoo kale dhakhaatiirtan ayaa adeegyo caafimaad ka fuli doona dhakhtarka maxamed aadan sheekh. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan Layeeshay Sedexda Xisbiga Qaran Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen. Ururada Dhalinyarada Gobolada Awdal iyo Salal oo Baaq Taageero Ah Udiray Hogaanka Cusub ee Dalada S... DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska Iyo Arimaha Ay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|