|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Taakulo Gaadhsiiyay Deegaanka Buqdhar Kayn.
November 13, 2023 - Written by Editor:SOOL(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha subeer awal ayaa gaadhay deegaankii dhawaan ay ku dagaalameen kooxaha huwanta ah iyo ciidamada difaac madaniga ah ee beesha habar jeclo iyo kuwa ciidanka qaranka somaliland ee buq dhar kayn halkaasi oo ay gaadhsiiyeen taakulo ay ku garab istaagayaan difaaca dalka Madaxdhaqameedkan oo uu hogaaminayay suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan ayaa markii labaad gurmad gaadhsiiyay ciidamada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Uga Yimid Maareyihii Hore Ee Telefishanka Q... Qaar Ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Kulan Kadis ah La Yeeshay Aqoonyahan Maxamed Cali Bi... Daawo; Prof Ahmed Ismaaciil Samatar Oo Heeso Qiimo Badan ka Qaaday Jaamacada Magaalada Boorama. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|