|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Aanay Wax Doorasho Ahi Ka Qabsoomay Somaliland Iyo Sobobta!
November 26, 2023 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo habeenkii xalay magaalada london kaga qaybgalay munaasibad ay taageerayaasha xisbiga waddani ee dalka ingiriisku ku qaabileen wafti uu hogaaminayay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa sheegay in talada dalka ay hayaan madaxwayne biixi in aanay dalka ka qabsoomay wax doorasho ah islamarkaana loo baahan yahay sidii looga badbaadin lahaa somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Maalgashiga Qiimaha badan Ee Uu Laascaanood ka Sameeyey Ee ah in Cad... Xukuumada Somaliland Oo Afjartay Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Daaq-simeedka Deegaanka Dooxa Biji Iyo Awaa... Xildhibaan Indho Indho Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Reer laascanood Ku Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|