|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamtay Warar Been Abuura Oo Xildhibaano Ka Faafiyeen Dhismaha Wadada Wajaale.
October 23, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xildhibaano golaha wakiilada katirsan ookasoo jeeda gobolka awdal kuwaasi oo baahiyay warar bulshada lagu kala fogayno islamarkaana ka been sheegay dhismaha wada wajaale oo sheegeen in laga leexiyay meelo ay ka maraysay gobolka awdal Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka ayaa bulshada ucadaysay in aany waxba ka jirin warkaa xildhibaana islamarkaana wali lagu jiro daraasadii halka ay marayso wadada paypaska ee magaalada wajaale isagoo xildhibaanada uga digay in ay ku mashquulaan wax umada khal khal galinaya. HALKAN KAGA BOGO QORAALKA WASAARADA KASOO BAXAY;
Related posts:DAAWO; Xildhibaan Baar Siciid Oo Kabaha La Dulmartay Wasiirka Madaxtooyada kana Digtay In la Ogol... Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ugu Baaqay In La Badbaadiyo Xabaalaha Sheekh Nuur Ee Bari... DAAWO;Taliyaha Asluubta Oo Ka Hadlay Sababta Keentay 86 Askari Oo Shaqada Laga Hakiyay iyo Kuwo La R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|