|
|||||
WAJAALE NEWS
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Dhawaan Lagu Diley Wajaale Oo Maanta La Aasay Iyo Fariinta Ay Direen Waxgaradku!
October 18, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Wiil dhalinyaro ciyaartoy ahaa oo dhawaan si fool loogu dilay magaalada wajaale kadib markii ay dileen dhalinayaro kale oo kooxaha kubada ah ayaa maanta lagu aasay magaalada wajaale Odayaasha iyo waxgaradkii kasoo qaybgalay aaska marxuum cabdiraxmaan Bare Askar ayaa xukuumadu ugu baaqay in sharciga loo mariyo dhalinyaradii dilka ugaysatay marxuumkan iyagoo sheegay in loo baahan yahay in laga hor tago falalka noocan ah oo hadii wax laga qaban waayo halis ku ah bulshada magaalada wajaale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dhacdo Naxdinle; Guri Ku Gubtay Magaalada Wajaale Oo Ay Ku Dhinteen Afar Qof Oo Isku Qoys Ah Iyo Dha... DAAWO;Madaxwaynhihii Hore JSL Daahir Riyaale Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Arrimaha Muddo Kor... Fanaanad Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Dooda Ay Baarlamaanka Uk Ka Yeesheen Aqoonsiga Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|