|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Sweden Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Deganaanshaha Dalka Sweden Lagala Noqday Ninka Leh War idaad Tv.
October 7, 2023 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka Sweden amb sakariye xasan wacays ayaa ka hadlay wararka sheegayna in deganaanshaha dalka Sweden lagala noqday nin youber ah oo reer Somaliland kaasi oo lagu magacaabo war idaad tv isagoo sheegay in aanay hayn xog sugan oo sheegayna warka uu shaaciyay ninkaasi islamarkaana aanu la soo xidhiidhin safaarada Somaliland ee dalka Sweden Sidoo kale Amb sakariye ayaa fariin udiray dadka reer Somaliland ee degan dalka Sweden iyo guud ahaan dadka somaliyeed halkaasi ku nool HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Boqor Hadaad Gudihiina Isku Eryanaysaan Shalayto Maxamuud Xaashi Ayaa Dawlada Joogay, Haduu Ina Kaa... DAAWO; Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soo Gaba Gabeysay Imtixaanka Shahadiga Ee Dib UQimaynta ... Siyaasiyiintii Ugu Miisaanka Cuslaa Ee Ka Soo Jeeda Beesha Musharax Muuse Biixi Oo Maalinta Bari ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|