Prof Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Jsl, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Jsl, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka?
October 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa kadib

Prof Samater ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland isagoo sheegay in ay halis ku jirto

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS