|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibrahim Meecaad Oo Fashiliyay Duulaanka Wajiyada Badan Ee Ku Socda Somaliland Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Ee Ka Danbeeya
October 21, 2023 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland, kana mid ahaa haldoorkii qaybta laxaadka leh ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa fashiliyay Duulaanka wajiyada badan ee lagu soo qaaday jamhuuriyada Somaliland iyo kooxaha isku soo bahaystay ee ka danbeeya. Sidoo kale Prof meecaad ayaa fariimo isbarkan udiray xukuumada Somaliland ,asxaabta mucaaridka iyo guud ahaan shacabka Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Waddani Oo Mudo Afartan Sano Ka Dib Ah Booqday Dugsigii... DAAWO; Dood Kulul Oo Dhexmartay Wasiir Maxamuud Xashi.Duur .Muj Cali Guray Iyo xil. Indho indho.Maxa... DAAWO; Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Warbixiyey Kulamo Ay La Qaateey Maayirka Caasimada Iyo Tal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|