|
|||||
WAJAALE NEWS
Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Agabar Oo Ka Digay Fidnada ka Dhalan Karta Faro Galin Dhuleed Oo Ay Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Ku Hayaan Iyo Shakhsiga Ay Farta Ku Fiiqeen.
October 15, 2023 - Written by Editor:AGABAR(W,N)-Odayaasha , waxgaradka iyo dhalinyarada degmada agabar ee gobolka gabiley ayaa ka hadlay dhibaato deegeen balaadhsi oo ay xubno kamid ah maamulka gobolka maroodi jeex ku hayaan deegaanka degmada kaasi ooh ore usobobay isku dhac bulshooyinka agabar iyo daarasalaamka Sidoo kale waxgaradka reer agabar ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay waxka qabato iska horkeenkaa ay bulshada degmooyinka agabar iyo daarasalaam ka dhexwadaan badhasaab kuxigeenka gobolka maroodi jeex Khadar baaruud. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle Oo Si Adag Uga Hadlay Beelaha La Haybsooco Fariin... Baashe Cali Jaamac Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyay Labada Gole Qaran Faysal Cali Waraabe Iyo Kooxo Mucaaridka Kamid ah Oo Foodsaare ka Dhigtay Hadalkii Taliye Taani Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|