Hooyooyin Uu Dhac Ugaystay Tuug Ay Ciidamada Boolisku Gacanta Ku Dhigeen Oo Ka Warbixiyay Qaabka Uu Udhacay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hooyooyin Uu Dhac Ugaystay Tuug Ay Ciidamada Boolisku Gacanta Ku Dhigeen Oo Ka Warbixiyay Qaabka Uu Udhacay!
October 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hooyooyin uu xaafado magaalada haraysa kamid ah dhac ugu gaystay tuug ay dhawaan ciidamada booliska gacanta kusoo dhigeen ayaa ka warbixiyay qaabka uu udhacay iyo cadadka lacagaha uu sida xirfadaysan ugala baxay telefoonadooda.

COMMENTS
LINKS