Ex Gudoomiye Xaashi Oo Runta Usheegay Xildhibaano Reer Awdal Ah Ee Maalintii Shalay Banka Wajaale Kaga Hadlay Arin Xaqiiqada Ka Fog. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ex Gudoomiye Xaashi Oo Runta Usheegay Xildhibaano Reer Awdal Ah Ee Maalintii Shalay Banka Wajaale Kaga Hadlay Arin Xaqiiqada Ka Fog.
October 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee degmada wajaale xaashi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal warbaahineed ay maalintii shalay xildhibaano reer awdal ahi ku qabteen duleedka magaalada wajaale kuwaasi oo sheegay in deegaan awdal ka tirsan laga duway wadadii wajaale taasi oo uu gabi ahaanba beeniyay gudoomiyihii hore ee wajaale isagoo xildhibaanada ka dalbaday in iskugu keenaan wajaale bulshadana ay soo hor dhigaan xaqiiqada waxa ay sheegeen

Sidoo kale ex gudoomiye xaashi ayaa fariin udiray wasiirkii hore ee beeraha Somaliland axmed muumin seed oo isagu baryahanba ku hawlahaan in uu fidno dhex dhigo bulshada reer wajaale iyo awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS