Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Iyo Fariinta Ay Udireen Qurba Joogta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Iyo Fariinta Ay Udireen Qurba Joogta
October 31, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada Gobolka Iyo Shakhsiyaadka dibad Wareega ah ee la baxay Awdal State iyagoo sheegay in ay meel uga wada soo jeedaan abniga gobolka islamarkaana aanay ka jirin wax la yidhaa awdal state.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS