DAAWO;-Deeq Xoolo Ah Oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Deeq Xoolo Ah Oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland
October 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada qaranka somaliland ayaa lagu wareejiyay deeq  xoolo geel ah kaasi oo ay ciidamada qaranka ugu deeqeen ururka gurmad oo fadhigoodu yahay dalka sucuudiga

Waxaana deeqdan xoolaha ciidamada ku wareejiyay masuuliyiin xukuumada katirsan, xildhibaano iyo xubno kale.

 

COMMENTS
LINKS