DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyey Marxuum Mustafe Abees! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyey Marxuum Mustafe Abees!
October 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa galabta xabaalaha xaraf ee magaalada hargaysa lagu aasay marxuum mustafe ibraahim abees oo habeenkii xalay magaalada hargaysa uu ku toogtay askari katirsan ciidanka booliska.

Waxaana aaska marxuum kasoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan madaxda xisbiyada mucaaridka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

COMMENTS
LINKS