|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdiraxmaan Axmed Faahiye!
October 19, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum macalin cabdiraxmaan axmed faahiye oo maamulihii dugsiga wada jir ee magaalada gabiley oo shalay galinkii danbe ku geeriyooday magaalada. Aaska marxuumka ayaa waxaa kazoo qaybgalay maamulka gobolka gabiley iyo ka degmadaxildhibaano bahda waxbarashada iyo masuuliyiin kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuum macalin faahiye oo dad badan oo reer gabiley ah wax soo baray. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Oo Shaaho Sharafyo Gudoonsiyay Hal Abuurada Da'da Yer Ee Somalil... DAAWO;-Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska... Somaliland Iyo fursadaha Ugu Jira Safarka Madaxwayne Bixii Ku Tagey Addis-ababa, Oo Uu Ka Socdo Shir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|