“Shalay Kuwii Baaburka Ka Qafaashey Burco, Tuug Bay Ahaayeen”Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Shalay Kuwii Baaburka Ka Qafaashey Burco, Tuug Bay Ahaayeen”Gudoomiye Faysal.
September 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay koox sheegatay magaca jabhada buurta gacan libaax oo maalintii shalay magaalada burco ka qafaashay gaadhi dawladu leedahay kuwaasi oo uu sheegay in ay tuug ahaayeen

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay qorshayaasha ku lamaanaa dagaalkii lagu soo qaaday Somaliland ee gobolka sool.

COMMENTS
LINKS