Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Burburiyay Dhismihii Khayriyada, Maxayse Ka Yidhaahdeen Wararka Sheegaya In La Iibiyay? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Burburiyay Dhismihii Khayriyada, Maxayse Ka Yidhaahdeen Wararka Sheegaya In La Iibiyay?
September 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha madaxtooyada Somaliland iyo gudoomiyaha baanka dhexe ee jsl ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu uburburinayso dhismihii ay dhawaan ka dhistay fagaaraha lagu nasto ee khayriyada

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa jawaab ka bixiyay wararka sheegaya in xukuumadu baanka kazoo horjeeda khayrida in ay ka iibisay ganacsato.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS