|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Shirkii Qaramada Midoobay Kaga Hadlay Arimo Khuseeya Somaliland Iyo Somaliya
September 22, 2023 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Madaxwaynaha dalka Kenya wilyam Ruto ayaa shirkii qaramada midoobay kaga hadlay arimo khuseeya Somaliland iyo somaliya isagoo labada xukuumadood ugu baaqay in ay dib ubilaabaan wada hadaladii udhexeeyay labada dawladood Sidoo kale madaxwaynaha dalka Kenya ayaa ka hadlay arimo door ah oo khuseeya wadamada geeska Africa iyo sidii loo xaliyay qaarkood colaada sokeeya oo ka jiray HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dib Udajinta Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynaha Somaliland Uma... Wafti balaadhan oo Xildhibaan Bashiir Tukaale Hogaaminayo oo Bari Buuqasho Ku Tagi Doona Gobolka Gab... DAAWO; Barnaamij Ku Saabsan Aaskii Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali Oo Shalay Magaalada Harga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|