|
|||||
WAJAALE NEWS
Laanqayrta Cas Oo Ka Warbixisay Booqasho Ay Ugu Tagay Maxaabiista Ciidanka Somaliland Ee Ku Xidhan Magaalada Laascanood.
September 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haayada laanqayrta cas ee ICRC Ayaa ka warbixisay xaalada maxabiista ciidamada Somaliland eek u xidhan magaalada laascanood oo ay booqasho ugu tageen 31 bishay halkaasi oo ay booqdeen maxabiista xidhan iyo kuwa dhaawaca ah iyagoo ugeeyey alaabooyin iyo dawo lagu tacaalo dhaawaca kuwa ah Sidoo kale laanqarta cas ayaa sheegay in ku dadaalayso sidii ay uxidhiidhin lahayd ee maxaabiista iyo eheladooda HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Dugsiyada Gaarka Ee Gobolka Awdal Oo Kasoo Horjeestay Xeer Nidaamiye Ay Wasaarada Waxbarshadu... Wafti Ka Socda Banka Horumarinta Jarmalka Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay Ka Socoto Biyo Baladhinta C... Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Si Dad-ban Ula Hadlay Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Madash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|