|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Booqday Meheradihii Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Ku Gubtay Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
September 17, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa booqasho ku tagay magaalada wajaale oo habeenkii xalay dab kavay sobobay in ay shufbeelaan meherado ganacsi oo tiro badan islamarkaana ay dadkii lahaayeen ku waayeen malaayiin dollar Masuulitiinta xisbiga wadani ayaa sheegay in loo baahan yahay in baadhitaan rasmi ah lagu sameeye waxa keenay dabkan oo markii sedexaad magaalada wajaale suuqyadeedu gubteen igaoo xukuumada ka dalbaday in loo baahan yahay in ay samayso baadhitaan natiijadiisa bulshada lala wadaago. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo loo qaybiyay Xeer-ka xakamaynta AIDS iyo Xildhibaano ka mid ah Gol... Warar Dheerada Oo Kasoo Baxaya Tirada Maxaabiista Iyo Askarta Ku Dhimatay Weerarkii Xabsiga Magaalad... “Somaliland Haday Beri Qaali Ahayd, Halka Ay Ku Socoto, Waxaan Ka Baqayaa Hadii Aan Sidan Wax Laga B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|