Hablaha Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Deeq Gaadhsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hablaha Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Deeq Gaadhsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland
September 3, 2023 - Written by Editor:

Burco(w,n)-qaarkamid ah hablaha qurba joogta ah ee gobolka togdheer ayaa deeq raashinka noocyadiisa kala duwan ah gaadhsiiyay ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan magaalada oog ee gobolka sool taasi oo loogu talo galay in lagu taageero ciidanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS